sheeko

 

Sheeko dhab ah

Dhammaan qoysasku mar uun wey u baahan kaalmo. Mararka qaar waxaa dhacda dhibta iyo walbahaarka inuu sii bato markaasna waa muhiim in, kaalmo lahelo. Sheekadan dhabta ah waxaa looga hadlayaa kaalmo sidee ah ayey ka heleen qoysaska ajaaniibta adeega qoyska iyo carruurta iyo ururada.

Comments

Popular posts from this blog